PECAY (Somali)

PECAY logo

Ujeedada daraasadani waa in la fahmo sida bulshadaada iyo walbahaarka la xidhiidhaa u saameeyaan caafimaadkaaga (fayoobaanta maskaxda iyo doorashooyinka habdhaqanka). Horumarinta barnaamij dhaqan ahaan ku haboon sidii loo caawin lahaa dhalinyarta kale ee soogalootiga ah si ay u helaan xirfado lagaga kabto walbahaarka.

Waxaa lagu waydiin doonaa su’aalo ku saabsan sida dhaqanku u saameeyo doorashooyinka habdhaqanka caafimaadka iyo dareemitaanka fayoqabka. Dhammaan jawaabaha waxaa lagu hayn doonaa qarsoodi.

$20 oo gift card ah oo aad ku helayso buuxinta waraysiga.

Waad ka qaybqaadan kartaa haddii:

  • Somali-daadu u dhaxayso 13 -18 sannadood
  • Mid waalidkaa ka mid ahi uu ka qaybqaadan karo daraasadan
  • Aanad qorshaynayn in aad ka guurto gobolkan sannadka soo socda.

Waxaa lagu weydiin doonaa inaad:

  • Waxa aad buuxin doontaa hal mar, waraysi 40-60 daqiiqo ah oo warqad ama online ah.
  • Ka qabgalka waraysi kooxeed qaadan doona 60 daqiiqo (waa qofkiiraba uun)

Riix halkan si aad uga qayb qaadato

Xiriir: pecay@umn.edu

Principal Investigator

Eunice Areba
University of Minnesota School of Nursing
6-180 Weaver-Densford Hall
308 Harvard St. SE Minneapolis, MN 55455
Email: areba002@umn.edu
Phone: (612) 624–9605

Somali Recruiters

Mohamud
Phone: (612) 442-4219

Hawa
Phone: (612) 400-9424

The PECAY research team is led by Eunice M. Areba, PhD, RN, PHN at the School of Nursing in collaboration with Myriam Forster, PhD, and Barbara Peterson, PhD, RN, CNS at Community-University Health Care Center (CUHCC).